Xafiiska ka hortaga midabtakoor ee Östergötland

Waxaan indinku caawin doonaa tala siin dhanka sharciyada, warbixino iyo tababaro.

Nagu soo booqo

Medborgarkontoret ee xaafada Skäggetorp maalinta talaadada saacada 13 ilaa 15.

Ama medborgarkontoret ee xaafada Linköping city maalinta qamiista saacada 13 ilaa 16.

Ama xafiiskena ku yaalo Norrköping maalinta arbacada saacada 13 ilaa 16

Ama nagala soo xiiriir

Midabtakoor?

Ma doonatay shaqooyin badan oo aana laguugu yeerin wareysi? Maku la tahay sababta in adiga magacaaga yahay magac ajanabi, ama ay tahay da,daada? 

Ilmahaaga iskoolka boos malagaga siin waayay? Maka kula tahay sababta in ilmahaga xanuunsan yahay ama u ku socdo kursi, ama uu qabo alarji? 

Ma heshaa mushaar ka yar shaqaala kula shaqeeyo adinka o isku shaqo ah? Makula tahay sababta in aad adiga tahay qof dumar ah?

Hadey saas tahay waa lagu midabtakooray ee dacwey!